(Akhriso) Gudoomiye degmo oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la Magacaabay

Wasiirka Wasaaradda arimaha Gudaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed Somalia ayaa Gudoomiyaha Degmada Afgooye u magacaabay Mudane Cabdulaahi Maxamed Cusmaan Hiraabe, iyadoo xilka laga qaaday Gudoomiyihii hore ee degmada Afgooye Abuukar Maxamed Muudey.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

- Advertisement -