Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Maamul Goboleed caawa shaaciyay in doorashada 13 kursi ku qabanayo Magaalada ….

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa caawa shaaciyay doorashada 13 kursi oo dhawaan lagu qabanayo magaalada Baraawe oo ah caasimadda magac u yaalka ee Koonfur Galbeed.

Koonfur Galbeed ayaana noqotay maamulkii ugu horeeyay ee shaaciya doorasho lagu qabanayo meel ka baxsan magaalooyinka xarunta u ah kuna shaqeeyaan dowlad goboleedyada dalka.

Dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ayaa horey ugu heshiiyay in doorashada gollaha shacabka lagu qabto min labo magaalo , waxaana jira maamulada qaar oo ka caga jiidaya in doorashada ku qabtaan min labo magaalo.

https://www.youtube.com/watch?v=HbLFQ06gTec

Related posts

Madaxweyne Deni: “Hadafkayga ugu weyn waa inaan ka taqalusno nidaamka Farmaajo”

Caydiid Ali

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Gaza & tirada dhimashada oo gaartay..(Sawirro)

Caydiid Ali

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La kulmay Xildhibaan Pekka Haavisto (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---