Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga Doorashada Banaadiriga oo shaaciyay Qabashada shan Kursi

Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Banaadiriga ayaa goordhaw shaaciyay qabashada shan kursi oo kamid ah kuraasta eeĀ  beelaha banaadiriga ku leeyahay Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay guddiga maamulaya doorashada kuraasta beelaha banaadiriga ayaa sheegay in iyaga oo fulinaya waajibaadka Qaran iyo heshiiska la gaaray kusoo bandhigeen qabashada shan kyrsi.

Halkan ka Akhriso shanta kursi ee doorashadooda la qabanayo.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Qarax gaari dameer lagu soo xiray oo lagu weeraray ciidan ka tirsan Boliska Kenya

Caydiid Ali

Mareykanka oo si yaab leh uga hadlay dilka Ismacil Haniya

Caydiid Ali

(Akhriso) Musharaxiinta doorashada Puntland oo war ka soo saaray go’aankii SSC

Caydiid Ali
Taboola Ads ---