Allbanaadir.com
NEWS

Qorshaha Howlgalka Doorashada Golaha Shacabka oo lasoo saaray (Akhriso)

Guddiga Hirgalinta Doorashada ee Heer Federaal ayaa soo saaray qorshaha howlgalka doorashada golaha shacabka xili ay doorashada Xildhibaanada golaha Shacabka ka bilowdeen Muqdisho iyo Dhuusomareeb.

Qorshahan ay soo bandhigeen guddiga doorashada ayaa lagu shaaciyay habraacyada ay marayaan doorashada Xildhibaanada golaha shacabka gaar ahaan xulista Ergooyinka iyo cida soo xuleysa.

Halkan ka Akhriso Qorshaha howlgalka ee lasoo bandhigay.

Related posts

Puntland & Galmudug oo soo saaray War-Saxaafadeed wadajir ah

Caydiid Ali

RW Itoobiya oo war lala fajacay ka soo saaray shidaalka laga helay degaanka Soomaalida

Caydiid Ali

Ruushka oo laga saaray Golaha xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---