Allbanaadir.com
NEWS

Puntland & Galmudug oo soo saaray War-Saxaafadeed wadajir ah

Kulan u socday wasiirro ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Gaalkacyo waxaana laga soo saaray go’aanno lagu xallinayo colaad beeleed khasaare gaysatay oo ka aloosan galbeedka gobolka Mudug.

Wasiiradda ayaa go’aannada ay soo saareen sidoo kale ku sheegay in guddiyada nabadda ee ka soo jeeda beelaha dagaalku dhexmaray ee Sacad & Leelkase, iyo guddiga farsamaduba ay labada maamul kala shaqeeyaan sidii looga hortegi lahaa in colaaddu ay soo laabato.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Related posts

Ciidamo ka baxay Muqdisho oo Safar dhulka ah ku tagay magaalada Gaalkacyo (Sawirro)

Cabdi Cade

(Sawirro) Madaxweyne Deni oo kormeeray Xarumo & Suuqyo ku yaalla Boosaaso

Caydiid Ali

Qarax Muqdisho lagula beegsaday Sarkaal milateri iyo khasaare ka dhashay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---