Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Yaa iska leh dhulkii lagu dagaalamay ee degmada Hodan? (DF oo War ka soo saartay)

Wasaaradda Howlaha Guud ee xukuumadda Federaalka Somalia ayaa war kasoo saartay dhulkii shalay ciidamada DF ku dagaalameen ee degmada Hodon, una dhow Isbitaalka Isbitaalka Banaadir

Guriga ayaa dowladii hore ay dejisay reer Cali Xaashi,  waxayna wasaaradda sheegtay inuu ahaa dhul dowladeed, ayna ugu baaqday Qoyska inay keensadaan wixii dokumenti ah oo ay ku sheeganayaan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://youtu.be/qFHocbHcUik

Related posts

Dowlada Somalia oo xaqiijisay dilka hogamiye sare oo ka tirsan Al-Shabaab

Caydiid Ali

Madaxweyne Xaaf oo shuruud culus ku xiray sii socoshada shirka Garoowe

Caydiid Ali

Laftagareen oo gaaray jigjiga, lana kulmay dhigiisa Mustafe Muxumed Cumar (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---