Allbanaadir.com
NEWS

Raisul Wasaare Rooble iyo wefdigii la socday oo kusoo laabtay magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Muqdisho dib igu soo laabtay ka dib socdaal 4 cisho qaatay oo uu ku tagay magaalooyinka Kismaayo iyo Garbahaarrey ee dowlad-goboleedka Jubaland.

Socdaalka Ra’iisul Wasaare Rooble ee Jubaland ayaa diiradda saarayay arrimaha hirgelinta doorashooyinka, dib u heshiisiinta, xoojinta amniga iyo fulinta mashaariic horumarineed oo wax tar u leh bulshada.

Raisul Wasaare Rooble ayaa intii uu joogay magaalooyinka Kismaayo iyo Garbahaarey la kulmay madaxda Jubbaland, siyaasiyiin ,waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Related posts

Ahlu suna oo dalab culus hordhigtay Guddiga cusub ee doorashada Galmudug iyo..

admin

Ciidanka dowlada oo soo bandhigay rag ka soo goostay Al-Shabaab (Sawirro)

Caydiid Ali

Ciidanka Xoogga dalka & kuwa Galmudug oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Camaara

Caydiid Ali
Taboola Ads ---