Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaafiic goor dhow lagu weeraray Villa Soomaaliya iyo xaafado ku dhow

Abaare 9:00 fiidnimo ee caawa ayaa waxaa qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho laga maqlay daryanka madaafiic ku dhacay qeybo ka mid ah magaalada.

Wararka hordhaca ah ay sheegaya in madaafiicdaas qaarkood ay ku dhaceen agagaarka xarunta madaxtooyada Villa Somalia oo ay degan yihiin inta badan madaxda sare ee DF.

Meelaha madaafiicdan ay ku habsadeen ayaa waxaa ka mid ah qeybo ka mid ah degmada Warta nabada iyo agagaarka Hotelka SYL oo ku ku dhow Villa Somalia sida wararku nagu soo gaarayaan.

Lama oga illaa hadda khasaaraha ka dhashay madafiicdan iyo halka laga soo tuuray, midna

La soci wixii ku soo kordha insha ALLAAH

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowlad Carbeed oo qabaneysa Doorasho Madaxweyne oo natiijadeeda lasii ogyahay

Cabdi Cade

C/wali Gaas oo booqday askartii Puntland kaga dhaawacantay dagaalkii Tukaraq (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

(Daawo Sawirro) Dhismaha Tiyaatarka Qaranka oo si aan caadi aheyn loo qurxiyey

Caydiid Ali
Taboola Ads ---