Allbanaadir.com
NEWSSOMALILAND

Ololaha doorashada Somaliland oo si rasmi ah u bilowday maanta iyo Xisbiga UCID oo..

Ololaha doorashada Baarlamanka iyo goleyaasha degaanka ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday guud ahaan gobolada maamulka Somaliland.

Maaddaama xisbiyada mid walba maalin gaar ah loo qoondeeyey inuu ololihiisa qabto waxaa maanta billaabay xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo uu hogaamiyo Feysal Cali Waraabe

Ololahan ayaa Cudurka COVID-19 awgeed loo xaddiday muddada uu socon doono oo xisbi waliba labo maalmood oo keliya uu leeyahay maaddaama oo aan waqti badani ka harin doorashada.

Bandhiga Ololaha xisbiga UCID ayaa wuxuu ahaa mid sidii loogu tala galay ah.nDoorashada oo lagu wado inay qabsoonto 31-ka bishan aynu ku jirno ee May, ayaa ah markii ugu horreysay ee hal mar la wada qabto doorashada baarlamaanka iyo goleyaasha degaanka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowlada oo War kasoo saartay xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Caronavirus

Cabdi Cade

Xukun adag oo lagu riday nin qarax Muqdisho kusoo galinayay Mooto Bajaaj

Cabdi Cade

Kulan duco & baroordiiq ah oo loo sameeyey ardaydii ku geeriyootay Qaraxii Ex-control (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---