Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Midowga Musharixiinta oo si kulul uga hadlay fashilka shirkii Afisiyooni (Akhriso)

Golaha Midowga Mushariixiinta ayaa war kasoo saaray fashilka shirkii Afisiyooni ee u dhexeeyay madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad  Goboleedyada.

Qoraal ka soo baxay Midowga Mushariixiinta ayay ku sheegeen inay ka walaacsan yihiin Natiijo la’aanta uu ku soo dhamaaday shirkaasi, iyagoo eedeymo kulul u jeediyey Madaxweyne Farmaajo.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA MUSHARAXIINTA  

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wararkii ugu dambeeyey Khilaaf ka dhex curtay Xaaf iyo Ahlu Sunna

Caydiid Ali

(Sawirro) Saddex ka mid ah dalalka carabta oo lagu arkay Cudurka Coronavirus

Caydiid Ali

Madaxweyne Xasan oo Saxiixay heshiiska Difaaca & Dhaqaalaha ee Somalia iyo Turkiga

Cabdi Cade
Taboola Ads ---