Allbanaadir.com
NEWS

Qaar kamid ah Madaxda maamul Goboleedyada oo Muqdisho kulan ku yeeshay (Sawirro)

Waxaa maanta kulan qado ah magaalada Muqdisho ku yeeshay qaar kamid ah madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jiray gaar ahaan Madaxda maamulada Dowlada federaalka taageersan.

Kulankan qadada ah waxaa hoygiisa ku sameeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane, Axmed Cabdi Kaariye  Qoor Qoor, waxa uuna kulanka ku casuumay  madaxweynayasha koonfur Galbeed iyo Hirshabelle .

Madaxda sadexdan maamul Goboleed ayaa kulanka qadada kadib yeeshay kulan gaar ah ay uga wada hadlayeen xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaan khilaafka doorashada ka taagan iyo shirka lagu wado in lagu qabto Teendhada Afisiyooni.

Related posts

Wareegii 2aad ee doorashada oo dhamaaday & Aadan Madoobe oo ku horeeya tirinta codadka

Caydiid Ali

Booliiska oo Muqdisho ku qabtay waxyaabaha Maanka-dooriya iyo ninkii watay (Sawirro)

Cabdi Cade

Farmaajo & Shariif oo wadajir u shaaciyey in Xassan Shiikh uu ka hor yimid dedaal ay wadeen

Caydiid Ali
Taboola Ads ---