Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dil qorsheysan oo ka dhacday Belad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dabley bastoolado ku hubeysan ayaa xaafada Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne waxay ku dileen saaka Askari ka tirsan Ciidamada Milateriga Soomaaliya.

Goob-joogayaal ayaa sheegay in askariga  xilliga la dilayay  uu ku sugnaa  Suuqa Xoolaha ee Xaafada Howlwadaag.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ragga dilka fuliyey ay horey u qaateen qorigii uu ku hubeysnaa askariga ka hor inta aysan goobta ka baxsanin.

Askariga la dilay oo lagu magacaabi jiray Macalin Cismaan Cabdikariin ayaa ka tirsanaa Ciidamada Millateriga Soomaaliya, waxaana meydkiisa goobta ka qaaday ciidamo ka tirsan dowladda oo halkaas ka wada baaritaano.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Safiirka Türkiye u joogay Khartuom oo ka badbaaday Weerar (Sawirro)

Caydiid Ali

Laba Maxbuus oo Warqad hadal heyn abuurtay ku reebay Xabsi ay ka baxsadeen !!

Cabdi Cade

Faahfaahino ka soo baxaya askar ka tirsan AMISOM oo lagu dilay duleedka Muqdisho

Caydiid Ali
Taboola Ads ---