Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo mooshin culus ka gudbisay Max’ed Bin Salman

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah Congareska Mareykanka ayaa Baarlamanka Mareykanka u gudbisay mooshin ka dhan ah Amiirka Sacuudiga.

Mooshinkan ayaa dhigaya in cunaqabateyn lagu soo rogo Amiirka Sacuudiga Max’ed Bin Salman ayaa ka dambeeyay, ka dib Markii Sirdoonka  Mareykanka xaqiijiyeen inuu ku lug lahaa amarka dilka & Wariye Jamal Khashoqji.

Max’ed Bin Salman ayaa horey u beeniyay eeda loo soo jeediyay ee ah inuu bixiyay Amarka lagu dilay Wariye Jamal Kashoqji oo dilkiisa Sacuudigu kala kulmay sumcad xumo weyn.

)

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Iska hor imaad ka dhacay goob uu leeyahay Madaxweyne Donald Trump

Cabdi Cade

Kenya oo Labo Diyaarad oo ay Lahaayeen Ciidamada Cirka ee Soomaaliya Ku iibineysa Lacag raqiis ah !

Cabdi Cade

Wasiir Cadaalla: “Rag labo boqol gaaraya ayaa Khawaarijta looga dilay degaanka Iji”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---