Allbanaadir.com
NEWS

Aqalka sare oo qoraal kasoo saaray hanaanka loo dhisay golaha addeega Garsoorka

Qoraal kasoo baxay Gudoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa looga hor yimid magacaabista todobo xubnood oo katirsan golaha adeega Garsoorka uu sameeyay Madaxweynaha Waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo.

Qoraal kasoo baxay guddoomiyaha Aqalka sare ayaa waxaa lagu sheegay in sharci daro yihiin hanaanka loo maray dhismaha gollaha adeega garsoorka , waxa uuna Aqalka sare hanaan aan sax aheyn u arkaa nidaamka loo maray dhismaha golaha adeega garsoorka.

Gudoomiyaha Aqalka sare ayaana ugu baaqay Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday iyo Xukuumada in ay joojiyaan ku xadgudubka qodobada dastuuriga inta laga dhisayo Hay’addo dastuuri ah oo cusub.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Aqalka sare

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Xasan oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool Norwey (Sawirro)

Cabdi Cade

Diidiin tiro badan oo si sharci daro ah loo dhoofinayay oo gacanta lagu dhigay (Sawirro)

Cabdi Cade

Wararkii Ugu Dambeeyay Caleemo saarka Axmed Madoobe iyo Xaalka Kismaayo

Cabdi Cade
Taboola Ads ---