Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Biixi oo Kormeer ku tagey Dekadaha Tajoro iyo Gubeet (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminayey ee maalmahan safarka shaqo ku joogay Dalka Jabuuti ayaa booqasho ku tegay qaar ka mida dekedaha dalka Jabuuti gaar ahaan dekedaha Tajoro iyo Gubeet.
 
Muuse Biixi Cabdi ayaa safarka shaqo uu ku tagay Dekadahha dalka Jabuuti waxaa ku wehliyay Wasiiro katirsan maamulka Somaliland iyo Wasiiro kale oo katirsan Xukuumada Somaliland.
 
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaana kulamo la qaatay Maareeyaasha Dekadda uu tagay, waxa uuna kala hadlay horumada deekadahaasi sameeyeen iyo sidii ay Somaliland wax uga baran laheyd.

Related posts

Somalia oo la wareegaysa xil culus oo hoos taga Qaramada Midoobay

Caydiid Ali

Duqa Muqdisho oo sheegay in awood loo adeegsan doono soo celinta Jardiinooyinka

Caydiid Ali

Dowlad Yurub katirsan oo Soomaaliya ka caawineysa sida amniga loo ilaaliyo

Cabdi Cade
Taboola Ads ---