Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug oo magacaabay Guddi ka kooban shan xubnood

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa magacaabey Guddi ka shaqeynaya diyaarinta Xaflada daah furka kalfadhiga labaad ee Gollaha oo ku beegan maalinta Isniinta ah ee Todobaadka soo aadan.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 5 xubnood ayaa u xil saaran diyaarinta xalfada Furitaanka kalfadhiga 2 aad iyo Casuumida xubanaha Martida ka soo qeyb galaysa Xaflada.

Hoos ka aqriso magacyada guddiga.:–

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Muxuu yahay dhismaha cusub ee uu xarigga ka jaray Madaxweyne Qoorqoor? (Sawirro)

Caydiid Ali

(Sawirro) Ruushka oo aqbalay in shacab go’doonsanaa laga saaro Magaalada Mariupol

Caydiid Ali

Wasiirka Maaliyadda oo shaaciyay Sababtii uu ku waayay kursigiisa Xildhibaanimo

Cabdi Cade
Taboola Ads ---