Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Madaxweyne la karantiilay ka dib markii shaqaalihiisa 40 ka mid ah laga helay COVID-19

Tobaneeyo howlwadeennada madaxtooyada dalka Afghanistan ayaa laga helay coronavirus, sida warbaahinta dalka ay tabinayso.

Labaatan kiis ayaa horaan la xaqiijiyey, balse wargayska New York Times ayaa sheegay in tirada ay gaartay 40.

Dowladda ayaanan weli ka hadlin arrinkan, iyada oo aanan weli la hubin in madaxweyne Ashraf Ghani uu ku dhacay cudurka coronavirus, waxaana jira warar isa soo taraya oo sheegaya in madaxweynuhu iskarantiilay

Mr Ghnani, oo 70 sano jir ah ayaa la sheegay in qayb ka mid ah calooshiisa uu ku waayay cudurka kansarka oo ku dhacay sanadihii 1990-yadii.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wiil 14-sano jir ah oo Telfoon dartiis loogu dilay magaalada Jowhar

Cabdi Cade

Lamaane lagu eedeeyay in Xiriir la leeyihiin Al Shabaab oo la xiray (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Xabsi cusub oo loogu tala galay in lagu xiri haweenka oo xarigga laga jaray (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---