(Akhriso) Guddiga doorashada gudoonka Baarlamanka K/Galbeed oo la magacaabay

- Advertisement -

Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya, Xildhibaan Xasan Cabdinuur Aaden (Xasan Aalbaro) ayaa Maanta oo Arbaco ah Magacaabay Guddi ka kooban 15 xubnood oo ka shaqayn doona qaban qaabada doorashada Af-hayeenka Baarlamaanka ee maamulkaasi.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA

AKJHR

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -