(Akhriso) Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Guddoonka Baarlamanka Galmudug

- Advertisement -

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug ayaa shaaciyay Shuruudaha Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa waxaa ku xusan ilaa 8 shuruudood oo laga rabo musharaxa isku soo taagaya xilka gudoomiyaha iyo ku xigeenada baarlamanka Galmudug oo haatan ay u taagan yihiin musharaxiin badan

Hoos ka akhriso shuruudaha xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -