Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

(Sawirro) Axmed Karaash oo qado sharaf ku maamuusay RW hore ee Soomaaliya

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta deegaanka Hadhwanaag ee duleedka magaalada Garoowe qado sharaf ugu sameeyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Senator Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maalmahan ku sugan Puntland.

Waxaa sidoo kale Munaasabadan qadada ah ka soo qeyb galay xubno ka tirsan goleyaasha maamulka Puntland, siyaasiyiin iyo xubno kale.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Senator Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ka yimid dalka dibediisa ayaa ku laabtay dhowaan degaanada uu ka soo jeedo ee Puntland halkaasoo uu kulamo kala duwan kula qaadanayo qeybaha bulshada.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Mareykanka oo mar kale Hanjabaad u diray dadka carqaladeenaya Doorashada

Cabdi Cade

Raisul wasaare Kheyre oo kormeeray xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyed (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Guddoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Zwolle C/qaadir Nuune oo looga mahad celiyey.. (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---