Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madasha Xisbiyada oo eedeeyey Mid ka mid ah dowladaha deriska la ‘ah Somalia (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran ee ay ku midoobeen Madaxweynayaashii hore ee Somalia iyo siyaasiyiin mucaarad ah ayaa ku eedeeyey ciidamada Itoobiya iney fara gelin ku hayaan maamulka gobolka Gedo, ayna kala qeybinayaan maamulka halkaas ka jira.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeed ay soo saareen.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Sudan oo si buuxda Ula wareegtay dhul ay ka heestay Itoobiya iyo xiisad taagan

Cabdi Cade

Booliska London oo Somalia u tarxiilay nin la dhashay orodyahanka Mo Farah

Caydiid Ali

DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo oo kulan iskugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedyada

Caydiid Ali
Taboola Ads ---