Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Sii-hayaha Duqa Muqdisho oo Magacaabay guddi ka kooban Sagaal xubnood (Akhriso)

Sii hayaha Duqa Muqdisho ahna Gudoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad-alle (Ibraahim dheere) ayaa magacaabay Guddiga xil-wareejinta Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna caasimadda Muqdisho.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Ibraahim dheere ayaa lagu magacaabay Guddiga oo ka ka kooban 9 xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Shiikh Cumar Xuseen Maxamed.

Hoos ka akhriso Wareegtada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Wafiq Safa oo booqasho lama filaan ah ku tagay dalka isutaga Imaaraadka Carabta

Caydiid Ali

Khasaaraha dhimasho ee ka dhashay roobkii ka da’ay Muqdisho oo la shaaciyay

Cabdi Cade

Hanjabaad loo diray Odayaal u doodayay Dhalinyaro Puntland Xukun dil ah ku riday

Cabdi Cade
Taboola Ads ---