Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Wasaarada Waxbarashada oo amar ku soo rogtay dugsiyada dalka (Akhriso)

Wasaaradda Waxbarashadda xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda dhammaan dugsiyadda waxbarashadda ee ku yaalla dalka kaasoo sheegaya iney  iska diwaangaliyaan Wasaaradda Waxbarashada.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda waxbarashadda oo uu ku saxiixnaa Wasiir dowlaha Wasaaradda ayaa loogu qabtay iskuulada inay isku isdiwaangaliyaan illaa 30 Bishan Agoosto

Hoos ka akhriso qoraalka Wasaarada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ankara lagu soo dhaweeyay (Sawirro)

Cabdi Cade

La taliyihii Madaxweyne Trump ee arrimaha ololaha doorashada oo xabsiga loo taxaabay

Caydiid Ali

Shir Amniga looga hadlayay oo ka dhacay Muqdisho iyo Taliye Firin oo amar siiyay Booliiska

Cabdi Cade
Taboola Ads ---