Jaamacada Jazeera oo Ogeysiis Muhiim ah u heysa Ardayda ka baxday Dugsiga sare

Jaamacadda Jazeera oo ku caan baxday Aqoon tayeysan & Akhlaaq wanaagsan waxay ogeysiineysaa dhammaan ardayda dhameysatay dugsiyada sare in ay Jaamacaddu qaadaneyso arday cusub sanad waxbarashadeedka 2019/2020

 Hadaba Kulliyadaha ay Jaamacadda Jazeera idin heyso waxaa ka mid ah:-

  1. Faculty Of Medicine and Surgery (MBBS)
  2. Faculty Of Engineering & Technology
  3. Faculty Of Geology
  4. Faculty Of Agricultural Science
  5. Faculty Of Veterinary Medicine
  6. Faculty Of Health Science
  7. Bachelor Of Medical Laboratory Science
  8. Bachelor Of Nursing
  9. Bachelor Of Midwifery
  10. Bachelor of Clinical Medicine
  11. Faculty Of Public Health.
  12. Faculty Of Computer Sciences and Information Technology (IT)
  13. Faculty Of Economics and Business Management.
  14. Faculty Of Education
  15. Bachelor Of Biology and Chemistry
  16. Bachelor Of Physics and Math.
  17. Bachelor Of Arabic and Islamic Studies
  18. Bachelor Of Islamic Study & IT
  19. Bachelor Of Math & IT

Jaamacadda jazeera Waxay u diyaarisay ardayda labab casri ah oo aan noocooda wadanka oolin, si xirfadda aqontooda sare loogu qaado sida:

  • Medical Labatory (Sheybaar Caafimaad oo dhamaystiran)
  • Medical Lab Model skills
  • Engineering Lab
  • Agricultural and Veterinary Lab
  • Computer Engineering Lab

Waxay ardaydu ku samayn doonaan lababkaas practical joogto ah & Tijaabooyin

Hadaba is diiwaan gelintu waxay ka socotaa dhamman xarumaha Jaamacadda Jazeera

Xarunta 1aad: Inta u dhaxeysa isgoyska Banaadir & isbitaalka Digfeer dhabarka dambe Karma Hotel, Xarunta 2aad : Dhabarka dambe Seey-Biyaano agagaarka warshadda biyaha Jiima, Xarunta  3aad Agagaarka Km5 Dhabarka dambr ee Ex HotelAmiira 0618111140 / 0617747408 / 0617747409

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -