Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Mid ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed ee caanka ah oo goor dhow geeriyooday

Abwaan Max’uud Cabdullaahi Ciise (Sangub) oo ka tirsanaa abwaaiinta ugu caansan Soomaalida ayaa goor dhow ku geeriyooday isbitaal ku yaalla Magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya.

Geerida abwaanka ayaa waxaa saxaafadda u xaqiijiyey Abwaan Xirsi Dhuux Max’ed oo muddo dheer ay saaxiibo isku dow ahaayeen.

Abwaan Sangub oo mudooyinkan la xanuunsanaa cuduro kala duwan ayaa arrimo la xiriira caafimaadkiisa loo geeyey Magaalada Addis ababa oo saaka ugu dambeyn uu ku xijaabtay.

Marxuum Abwaan Max’uud Cabdullaahi Ciise (Sangub) ayaa alifay riwaayado iyo suugaan fara badan oo iskugu jira wadani iyo Jaceyl kuwaasoo xiligii beri samaadkii lagu soo bandhigay Masraxyada dalka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Madaale oo dhagax dhigay dhismaha laami loogu magacdaray Madaxweyne hore

Caydiid Ali

Maamulka gobolka Banaadir oo fariin muhiim ah u diray shacabka Muqdisho (Sawirro)

Caydiid Ali

Wararkii ugu dambeeyey dabkii ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla KM4

Caydiid Ali
Taboola Ads ---