Dowlada Boqortooyada Sacuudiga ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay maanta ah 37 nin oo lagu eedeeyay falal Argagixisanimo sida ay xaqiijisay wasaarada amniga ee dalkaas....
Laba Sarkaal oo ka tirsanaa Shabaab, kuwaasoo barqanimadii maanta iska dhiibay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa caawa laga soo dejiyey garoonka dayuuradaha Aadan cadde...
Waxaa shalay la xiray goobta kaliya ah ay isaga kala gudbayeen shacabka dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo ku taalla xadka labada dal gaar ahaan degaanka...
War murtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii Siyaasiyiinta iyo Xisbiyada mucaaradka ee maanta ka dhacay Nairobi. Shirkan ayaa ka dhacay Hotelka Pan Afrika ee magaalada...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa ka hadlay Sawir shaki iyo muran badan ka abuuray baraha bulshada kaasoo la xiriiray qof ka tirsan AMISOM oo cabiraya Gabar...