Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) War-Murtiyeed ka soo baxay shirkii Nairobi ee Xisbiyada & Siyaasiyiinta Mucaaradka

War murtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii Siyaasiyiinta iyo Xisbiyada mucaaradka ee maanta ka dhacay Nairobi.

Shirkan ayaa ka dhacay Hotelka Pan Afrika ee magaalada Nairobi, waxaana shirka uu ahaa mid wadatashi ah oo ay yeesheen Xildhibaanada, Siyaasiyiinta iyo sidoo kale qaar kamid ah hogaamiyaasha Xisbiyada Mucaaradka.

Xubnaha ka qeyb galay shirka waxaa kamid ah  Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame, Hoggaamiyaha Xisbiga Ilays Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali, Wasiiro horey uga tirsanaa Xukuumada Kheyre, Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sambaloolshe, iyo xubno kale.

Shirkan oo goor dhow la soo gebagebeeyey ayaa waxaa laga soo saaray War murtiyeed ka koobnaa qodobo kala duwan oo looga hadlay xaalada dalka kaasoo u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Xukuumadda oo baareysa Xiriirka ka dhaxeeya Axmed Madoobe iyo Al Shabaab

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Rooble & wafdi uu horkacayey oo Muqdisho ku soo laabtay

Caydiid Ali

Madaxweyne Biixi oo si adag uga hadlay dagaalka kasoo cusboonaaday Fadhi-gaab

Cabdi Cade
Taboola Ads ---