Thursday, April 18, 2024

Garoonka Jaamacadaha oo soo dumay iyo Khasaaro ka dhashay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta soo dumay qeyb kamid ah dhismaha garoonka Kubadda cagta Jaamacada ee kuyaala magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo...

Kheyre oo ka baxay Balan uu Xildhibaanada Golaha shacabka horey uga qaaday

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa ku guul dareestay in ay la xisaabtamaan Xukuumada uu hogaamiyo Ra'isul Wasaare Kheyre, waxaana Xukuumadan ka bad baaday isla xisaabtan...

Ciidamada dowladda oo dilay wiil ka shaqeeya arrimaha Bini’aadanimada

Ciidamada Dowladda gaar ahaan kuwa Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa shalay dilay wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Khaalid Axmad kaa oo dadka barakayasha...

Saraakiil iyo Askar loo xiray iska hor imaadyo ka dhacay Muqdisho

Waxaa labadii maalin ee lasoo dhaafay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ka dhacay iska hor imaadyo u dhaxeeyay ciidano katirsan booliiska Soomaaliya ee sugaya...

RW Khayre oo kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Horumarinta dalka Norway

-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka horumarinta dalka Norway Dag-Inge Ulstein, ayaa kulan gaar ah ku qaatay magaalada...

Madaxweyne Farmaajo oo si kulul uga hadlay rabshadihii maanta ka dhacay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Somalia Max'ed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay rabshadihii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee ka dhashay dilal askar ka tirsan ciidamada dowladu kula...

Maxay ka wada hadleen Khayre & Ku-xigeenka Xoghayaha difaaca Mareykanka? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington kula kulmay ku-xigeenka Xog-hayaha Difaaca Maraykanka, David L. Norquist. Kulanka ayaa looga hadlay...

Raisul Wasaaraha Somalia oo Washignton kula kulmay Mr. Matthew Rycroft

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington kula kulmay xog-hayaha Joogtada ah ee waaxda horumarinta caalamiga ah ee...

Taliyaha booliiska iyo Duqa Muqdisho oo la hadlay Banaan baxayaasha (Daawo Muuqaal+Sawiro)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho gil gilay banaan baxyo xoogan oo qaarkood rabshado wateen , waxaana banaan baxan uu ka dhashay dil arxan daro ah...

Iska hor imaad khasaaro dhaliyay goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Iska hor imaad  u dhaxeeyay ciidamo booliis ah iyo kuwa Milatariga katirsan ayaa goordhaw ka dhacay Isgooska Baar Ayaan ee magaalada Muqdisho, waxaana iska...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs