Tuesday, April 30, 2024

Imaaraadka oo la sheegay in Dhaqaale ku bixinayo Banaan baxyo looga soo horjeedo Dowlada

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo sidoo kale kamid ah Lataliyaasha Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Muqdisho ka socdaan abaabulka banaan baxyo looga...

Duqa Muqdisho oo War kasoo saaray Nin hubeesan oo xalay Muqdisho lagu qabtay

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey shacabka Caasimadda, gaar ahaan Degmada Warta-Nabadda sida ay gacanta...

Ganacsade lagu dilay Mid ka mid ah suuqyada waaweyn ee Magaalada Muqdisho

Rag hubeysan ayaa maanta nawaaxiga xaafada Suuq-Bacaad ee degmada Yaaqshiid ku dilay Nin la sheegay in uu ahaa Ganacsade. Ninkan ayaa sida aan wararka ku...

Madaxweynaha Somaliland oo xariga ka jaray mashaariic kala duwan (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Waaweyn oo Magaalada Berbera Laga Hirgeliyey, Kuwo Kalena Kormeeray Berbera-16-04-2019-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...

Shil fool xun oo ka dhacay Buundo ku taalla Baydhabo & dad ku dhintay...

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa saaka ka dhacay shil fool xun ka dib markii gaari xamuul ah oo xambaara Wiishka uu...

Siyaasi caan ah oo shaaciyey Magacyada dalal diidan soo saarida Shidaalka Soomaaliya

Siyaasiga Soomaalida Kenya Faarax Macalin Dawaare ayaa sheegay in howshii baarista iyo soo saarista shidaalka iyo Gaaska Soomaaliya ay hakatay, kadib markii dalal shisheeye...

Akhriso: Magacyada qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa xilka ka qaaday qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho, halka kuwo kalena la isku bedelay. Talaabadan ayaa saameysay lix ka mid...

Dil goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Askari ka tirsan ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa goor dhaw oo barqadii ah qof shacab ah ku dilay Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa...

Xog ku saabsan Askari dhowaan dil u geystay bajaajle oo la baadi goobayo

Laamaha amaanka dowlada Somalia ayaa baadi goobaya askar dhowaan falal dil ah ugu geysatay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah darawalada ka shaqeysta mooto...

Dowlad ka tirsan Yurub oo dalkeeda ka Mamnuucday cabista & ka ganacsiga shiishada

Dowlada Sweden ayaa soo saartay sharci dalkaas looga mamnuucayo goobaha lagu cabo shiishada iyo ka ganacsiga keenista wadanka.   Sweden ayaa hada laga cabaa shiishada ama...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs