Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aanka uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, kaasi oo cunaqabatayntii dhaqaale looga qaaday Suuriya. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) oo kaashanaysa Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah ee (ITU) iyo GSMA, ayaa si rasmi ah u daahfurtay kulan heer sare ah oo...
Israa’iil ayaa maanta maqaamkii diblomaasiyadeed kala noqotay 8 diblomaasi oo Norway u dhashay, kuwaaso ka shaqeynayay dhulka Falastiiniyiinta ee la heysto ee Qudus, waxaana loo...
Israa’iil ayaa caawa duqeyn culus ka geysatay koonfurta caasimadda Lubnaan ee Beirut. Israa’iil ayaa ku sheegtay duqeynta ay ku geysatay xaafadda Dahiyeh ee koonfurta Beirut,...
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta safar dhulka ah ku tagay Degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose. Qeybaha kala duwan ee Bulshada ku...