(Sawirro) Gudoomiye Madaale oo ka farxiyey boqolaal caruur ah oo agoon u badan
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowaldda Hoose ee Xamar ku qaabilay 450 caruur Agoon...