Saturday, April 27, 2024

Dalxiisayaal badda u quusay aragtida Markabkii Titanic oo la la’yahay (Sawirro)

Ciiddamada samata bixinta ee Maraykanka iyo Canada ayaa dedaal ugu jira sidii loo heli lahaa Gujis kuwa dalxiiska ah oo ay saarnaayeen 5 qof...

Siyaasi Mucaarad ah oo kashifay sababta kooram la’aanta kulamada Baarlamanka

Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay aragtidiisa ku wajahan sababta keentay kooram la'aanta sababtay iney baaqdaan kulamadii ugu dambeeyey ee...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Geelle iyo Shiikh Shariif? (Sawirro)

Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Shiikh Axmed ayaa la kulmay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Waxaa sidoo kale ka qeyb galay kulankan Xoghayaha Arrimaha...

Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Puntland oo maanta la daahfuray (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa maanta si rasmi u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland. 17, 735 (Todobiyo Tobankun, Todoba Boqol...

Ka farxi ALLE dartii, Aabe aan shaqeysan karin & qoyskiisa oo xaalad adag ku...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxii xooganaa ee ka dhacay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay meel ku dhaw Taalada Daljirka Dahsoon gaar ahaan...

Go’aan dowlada Kenya ka qaadan laheyd sii wadida dacwada Badda oo fashilmay

Sida uu qoray wargeyska the star eek a soo baxa dalka Kenya seddax garsoore oo gacanta loo geliyay inay xugmiyaan wax loogu yeeray muranka...

Golaha Amaanka ee Q/Midoobay oo ka hor yimid dalab ka yimid dowlada Somalia

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, taasoo ay si weyn uga soo horjeesatay dowaldda Soomaaliya...

Hay’adda duulista rayidka oo ka hadashay shilkii dayuuradeed ee garoonka Aadan cadde

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa warbixin kooban ka soo saartay shilkii diyaarada ee maanta ka dhacay Aden Abdulle International Airpot (AAIA) ee magaalada Muqdisho. Qoraal...

Dowlada oo si rasmi ah maanta ula wareegtay Kuliyaddii Jaalle Siyaad (Daawo Sawirada)

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah Kuliyadii hore ee Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdishosho ugala wareegtay ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs