Saturday, April 27, 2024

Muxuu Aadan Madoobe kala hadlay Ambasador. Dr. Abdalla bin Salim Alnuimi? (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee Dawladda Qatar u fadhiya dalka Soomaaliya Ambasador....

Yaa ku soo baxay Doorashada guddoonka Guddiga xalinta Khilaafaadka Heer Federaal?

Xubnaha  Guddiga xalinta Khilaafaadka Heer Federaal ayaa maanta oo Talaada ah kulankoodii ugu horeeyay oo ka dhacay teendhada Afisiyoone ku doortay gudoomiye cusub. Kulanka waxa...

Afhayeenka Taliban”Isbedel weyn ayaa ka jira sida aan nahay hadda iyo 20-sano ka hor”

Kooxda Taliban ayaa maanta Kabul ku qabatay shirkeedii jaraa’id ee ugu horreeyey tan iyo markii ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada. Waxay ku dhawaaqeen...

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay kufsi gabdho yar-yar loogu geystay Afgooye

Xeer ilaaliyaha Qaranka Suleymaan Maxamed ayaa ka hadlay kufsi maalmo ka hor loogu geystay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose labo gabdhood oo da'doodu ka...

Danjire Cali Cagabaruur oo la dardaarmay ciidamo tababar loo soo xiray (Sawirro)

Sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda Cali Cagabaruur ayaa ka qayb galay Munaasabad tababar loogu soo xirayey ciidamo Soomaali ah oo muddo sanad iyo...

Muxuu Deni ku soo arkay Safaarada Somalia ku leedahay Lusaka-Zambia? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee Dalka Zambia, halkaasi oo ay kusoo dhoweysay Safiir Marwo Xaawo Xasan...

(Sawirro) Mowjado Kalluun ah oo lagu arkay jid ku yaalla Berlin iyo sababta keentay

Degmada Mitte ee Caasimda Jarmalka Berlin ayaa Saaka ku waabariistay Amakaag iyo yaab kadib markii ay qaraxday dhalo aad u weyn (Aquarium im Dom)...

Gudoonka Baarlamaanka oo Wasaarada Maaliyadda ka raali galiyay Warbixintii Guddiga Maaliyadda

Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta dood kulul ka yeeshay Warbixintii dhawaan ay soo saareen guddiga Maaliyadda Soomaaliya ee lagu eedeeyay Wasaarada maaliyadda. Guddoomiye kuxigeenka...

Puntland & Jubbaland oo si wadajir ah u soo saaray War- murtiyeed (Mowqifka Shirka...

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa si wadajir ah u soo saaray War murtiyeed  oo ay ku caddeeyaan in aanay qeyb ka aheyn laguna matalin Shirka...

Dowladii 6aad ee Afrikaan ah oo shaacisay iney ciidamo u soo direyso Somalia

Dowladda Ghana ayaa lagu wadaa inay dhowaan dalka Soomaaliya u soo dirto in ka badan 160 askari oo Booliis ah, si ay ugu qayb...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs