Saturday, April 20, 2024

Madaxweyne Laftagareen oo soo saaray liiska Musharaxiin u tartameysa Aqalka Sare (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo saaray liiska qaar kamid ah musharaxiinta u tartameysa Aqalka Sare Baarlamaanka...

Dowlad degaanka Soomaalida oo War ka soo saartay dagaalka mar kale ka qarxay Itoobiya

Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa si kulul u cambaaraysay dagaalka soo cusboonaaday ee uu dhiiga badan ku daatay kaasoo u dhaxeeya kooxda TPLF iyo ciidamada...

Duqa Muqdisho oo ku baaqay in farxadda ciida la deeqsiiyo dadka danyarta ah

Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciiddul Carafa u diray shacabka Soomaaliyeed ayaa...

Maxaa ku qarsan ciida Chrismas Day ama ciida miilaadiga!! (Daawo Muuqaal)

Sidaan la socono maal mahaan oo kale waddamadda reer galbeedka waxaa ka socda ciid ay ugu mgac dareyn ciida Chrismas Day Cama ciida miilaadiga,...

Wasaarada Amniga Gudaha oo soo bandhigtay 14-Farsadood oo Shaqo ah

  Ujeeddo: Fursado Shaqooyin Banaan. Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya waxay soo bandhigaysaa afar iyo toban  fursadood oo shaqo ah ku waasoo kala ah...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha gaarsiiyay Amiirka Qatar

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha...

Wasiirkii labaad ee ka tirsan Xukuumada Somalia oo shaaciyey inuu iscasilay

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Ibraahim Isaaq Yarow ayaa goor dhow shaaciyey inuu iskana casilay xilkii. Ibraahim Isaaq Yarow ayaa sheegay inuu go’aansaday inuu...

Madaxweyne Xasan oo guddoomiyay shir deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada (Sawirro)

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulan deg-deg ah oo looga hadlayey saameynta ka dhalatay roobabka wata daadadka xooggan ee ka...

Maxaa ka jira in la soo furtay Haweeney Jarmal ah oo lix bil ka...

Warar aan si rasmi ah loo xaqiijin oo ay tebinayaan qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho  ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan dowlada federaalka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs