Sida uu daabacay warsidaha The Daily Nation, ee ka soo baxa dalka Kenya, waxay shirkadaha SOMTEL, TE SubCom iyo Djibouti Telecom ku shuraakoobeen xadhig fibre Optic oo...
Waxa ay dadku isweydiinayaan sababta ay maamul goboleedyadu u gadoodsan yihiin isla markaana xiriirka ugu jareen Dowladda Federaalka Soomaaliya. Si dadka Soomaaliyeed u fahmaan xaqiiqada...
Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa lagu eedeeyay in uu isku dayay in uu ka baxsado xabi uu ku xirnaa...
Madaxweynihii hore ee dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Madaxda dowlada talada heysa in ay la yimaadaan hanaan ay kula macaamilaan Siyaasiyiinta mucaaradka...