Wednesday, May 8, 2024

Maxamed Bin Salman oo Shaaca ka qaaday sida ay ka yeelayaan dadkii dilay Jamal...

Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga ayaa markii ugu horeesay ka hadlay dilkii argagaxa lahaa ee gudaha Qunsuliyada Sacuudiga ee magaalada Istanbuul loogu geestay Wariye Jamal...

Hassan Rouhani oo si dadban Mareykanka ugu eedeeyay Dilka Wariye Jamal Khashoggi

Madaxweynaha dalka Iiran Hassan Rouhani ayaa markii ugu horeesay ka hadlay dilka saraakiil katirsa dowlada Sacuudiga magaalada Istanbuul ugu geesteen Wariye Jamal Khashoggi. Hassan Rouhani ayaa...

Madaxweynaha Itoobiya oo is casilaya iyo Madaxweyne cusub oo beri la dooranayo

Madaxweynaha dalka Itoobiya Mulatu Teshome, ayaa beri oo khamiis ah lagu wadaa in uu hortago Baarlamaanka dalkaasi Itoobiya kana hor cadeeyo in uu iska casilay...

Sacuudiga oo 6-Bilyan Dollar u balan qaaday mid kamid ah Wadamada Caalamka xili uu...

Boqortooyada Sacuudiga ayaa u balan qaaday dowlada Pakistan in ay siineyso 6-Bilyan oo Dollar oo isugu jirta deeq iyo deyn, waxaana lacagtan xoogeeda lagu...

Mareykanka oo ka baxaya Heshiis 30-sano kahor uu la galay Ruushka

Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa u muuqda inay ka go’an tahay inuu ka baxo heshiis lagu xakameynayo hubka oo Mareykanka uu Ruushka la galay...

Tuugadii ugu caqliga xumeyd oo gacanta lagu dhigay !!

Burcad hubeesan ayaa weerar ku qaaday dukaan si ay uga soo dhacaan lacago, hasa ahaatee ruuxa dukaanka iibinayay ayaa kaarto cajiib ah u degay...

Madaxweyne Trump oo u hanjabay kooxdii ka dambeysay dilka Jamal Khashoggi

Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa mar kale ka hadlay dilka xubno katirsan Sirdoonka dowlada Sacuudiga magaalada Istanbuul ugu geesteen Wariye Jamal Khashoggi oo mucaarad weyn...

Qeybo ka mid ah jirka Saxafigii la kharaajiyey ee Jamal Kashoggi oo la helay

Qeybo ka mid ah jirka Saxafiga la dilay ee Jamal Kashoggi  ayaa la soo sheegayaa in laga helay Guriga Qunsulka Sacuudiga uu ka degan...

Labada Kuuriya oo qaaday talaabo kale oo nabadeed & caalamka oo soo dhoweeyey

Labada Kuuriyada ayaa ku heshiiyay inay hubka iyo ilaaladaba ka saaraan Panmunjom ama magaalada xabbad joojinta taas oo ku taalla xadkooda. Panmunjom oo sidoo kale...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Kenya oo Maxkamad la soo taagay

Labo xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa maanta kasoo muuqday maxkamad kaddib markii lala xiriiriyay rabshado ka dhacay maamulka Marsabit oo ay horraantii...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs