Friday, March 29, 2024

War murtiyeed ka soo baxay kulankii wasiirada arrimaha dibeda ee ka dhacay Jabuuti

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea oo booqasho wadajir ah ku tagay dalka Jabuuti si loo dardar galiyo dadaallada lagu hagaajinayo...

Guri uu leeyahay Cusaama Bin Ladin Walaalkiis oo la waayay cid iibsata !(Sawirro)

Warbaahinta caalamiga ah ayaa isbuucyadii lasoo dhaafay aad wax uga qoreysay sheekada ku saabsan guri uu leeyahay nin ay walaalo yihiin Cusaama Bin Laadin...

Boqor caan ah oo Xabsi guri galiyay Walaalkiis kadib markii uu ka shakiyay !!

Boqortooyada Urdun ayaa xabsi guri galisay Amiirkii mar ahaan jiray dhaxal sugaha taajka boqortooyada Urdun Amiir Xamsa Bin Xuseen, kadib markii uu ku dhaqaaqay...

Ciidamada India & Pakistan oo isweydaarsaday madaafiic ay shacab ku dhinteen

Milatariga dalalka India iyo Pakistan ayaa duqeymo sababay khasaaro nafeed isugu jawaabay, hal maalin kaddib marki ay Pakistan ku wareejisay Hindiya duuliihi ay Pakistan...

Taajir 100-Milyan oo Gini hadiyad ahaan u siiyay Jaamacadii uu kasoo baxay !!

Nin Taajir ah oo u dhashay dalka Britain ayaa si lama filaan ah 100-Milyan oo Gini hadiyad ahaan u siiyay  jaamacadda Cambridge ee kutaala dalka Britan...

Laftagareen oo jawaab kulul siiyey Musharaxiinta shirku uga socdo Muqdisho

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo xalay hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf aheyd oo loo sameynayey ra’iisul wasaare Rooble ayaa ka...

Xogta geerida Mikhail Gorbachev Hoggaamiyihii Soviet-ka ee ugu dambeeyay

Mikhail Gorbachev -- hogaamiyihii ugu dambeeyay ee Midowgii Soofiyeeti ee hore intii u dhaxeysay 1985 ilaa 1991 -- ayaa ku geeriyooday da'da 91-sano. Geeridiisa waxaa...

Milkiilaha Facebook oo ku sigtay in uu ooyo kadib dhibaato xooggan oo lasoo daristay

Milkiilaha Facebook ayaa wajahay hoos u dhac weyn oo ah dhanka suuqa saamiyada waxa uu khasaaray in ka badan $230 bilyan oo doolar, taasoo...

Dowlada Burundi oo qaaday talaabo ka careysiisay Qaramada Midoobay

Madaxda Burundi ayaa amray in guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay uu xafiisyadiisa albaabada isugu laabo muddo labo toddobaad ah, sida ay ilo ka...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs