Thursday, April 25, 2024

Madaxweyne Recep Erdogan oo Hanjabaad culus hawada soo marsiiyay

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa hanjabaad culus hawada u mariyay dagaalyahanada Kurdiyiinta ee ku sugan Waqooyiga Siiriya, xili ciidamada dalkaasi howlgalo xoogan halkaasi...

Sacuudiga oo looga digay in ay ku khamaarto dagaal ay la gasho dowlada Iran

Ururka Xizbullah ee dalka Lubnaan ayaa maanta uga digay Sacuudi Carabiya inay ku khamaarto dagaal ay la gasho Iran, sababtoo waxa uu “burburin doonaa...

Ciidamada Rwanda iyo kuwa Muzambik oo Al Shabaab ka saaray magaalo muhiim ah

Ciidamada milatariga dowlada Muzambik oo garab ka helayay ciidamado ka socday dalka Rwanda ayaa dagaal adag la galay dagaalyahano katirsan koox la magac baxday...

Isir sifeyn ka socota Tigray oo la ogaaday iyo Warbixin Qarsoodi ah oo laga...

Warbixin qarsoodi ah oo ay diyaarisay dowladda Mareykanka, islamarkaana uu helay wargeyska The New York Times ayaa lagu sheegay in Ethiopia ay wado “olole...

Dowlada Kenya oo qaaday talaabooyin adag oo ay uga aargudaneyso UK

Dowlada UK ayaa dhawaan wadamo ay kamid yihiin Kenya, Pakistan iyo Bangladesh & ku dartay liiska dalalka dadka ka yimaada la galinayo mudo labo...

Maxaa ka soo baxay wadahadal Ruushka & Ukraine ku yeesheen Turkiga? (Sawirro)

Wadahadalo cusub oo fool ka fool la isku hor fariistay ku soo idlaaday Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga wufuud ka kala socota dalalka Ruushka...

Labo Wadan oo Muwaadiniintooda uga digay in ay u safraan dalka Mareykanka

Dalalka Venezuela iyo Uruguay ayaa uga digay muwaadiniintooda in ay u safraan Mareykanka, kaddib toogashadi dadka badan lagu dilay ee Sabtidi iyo Axadi ka...

Ilmo yar oo Sabab layaab leh u noqday in la baajiyo Duulimaad Diyaaradeed !!

Duulimaad diyaarada WestJet ugu kala gooshi laheyd magaalooyinka Calgary iyo Toronto ee dalka Canada ayaa la baajiyay ,kadib markii ilmo yar oo saarnaa uu diiday in...

Weerar dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Boqortooyada Sacuudiga

Ugu yaraan 6 Ruux ayaa ku geeriyootey weerar ka dhacay Boqortooyada Sacuudi carabiya sida ay sheegeyaan Warbaahinta  gudaha oo soo xiganaya laamaha ammaanka dalkaas. Weerarka...

Haweeney Xaamilo aheyd oo Madaxa musbaar looga suray si ay u dhasho Wiil !(Sawirro)

Ciidamada ammaanka dalka Pakistan ayaa baadigoob xoogan ugu jira nin faallow ah oo la sheegay in haweeney xaamillo aheyd madaxa uga suray musbaar si...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs