Thursday, August 11, 2022

Faah faahino kasoo baxaya Afar qof oo Itoobiyaan ah oo lagu dilay Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeesan oon heebtooda la garan magaaladaasi ku dileen afar ruux...

Madaxweyne Gaas oo kulan gaar ah la qaatay Andreasvon Vexkull (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe  qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Danjiraha Dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya Ambassador...

Faahfaahino ka soo baxaya Haweeney lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay halkaasi kooxo hubeysan ay ku dileen Haweenay. Dilka haweeneyda...

C/kariin Qalbi-dhagax oo si diiran loogu soo dhoweeyey Boosaaso (Daawo Sawirro)

Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo ka tirsan Jabhada ONLF ee dagaalka kula jirta dowlada Itoobiya ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Garoonka...

Taliyaha Ciidanka amniga Garoowe oo hadal muran badan dhaliyey ka sheegay Warbaahinta

Taliyaha ciidanka xasilinta Puntland ee Garowe ahna taliyaha qaybta Nugaal iyo la dagaalanka argagixisada Puntland ayaa hadal dood badan abuuray shalay warbaahinta ka sheegay,...

Ciidamada Somaliland ee ku sugan gobolka Sool oo hanjabaad culus loo diray

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook Guddoomiyaha gobalka Sool ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Abukar Geelle ayuu ku sheegay in dhawaan ay dagaal ku qaadi...

Kooxo hubeysan oo dilal qorsheysan ka geystay xeebta Magaalada Boosaaso

Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku dilay labo nin oo dhalinyaro ah sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Goob-joogayaal...

Puntland oo raali gelin ka bixisay hadal caro dhaliyey oo ka soo yeeray C/wali...

Qoraal saaka kasoo baxay Madaxtooyadda maamulka Puntland ayaa raaligelin looga bixiyay hadal dhawaan Madaxweyne Gaas uu ka sheegay Magaalada Badhan, kaasoo loogu gefay shacabka...

Hay’adda Socdaalka Somalia oo xafiis ka furatay gobolka Togdheer (Daawo Sawirro)

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Somalia oo kaashaneysa maamulka iyo odoyaasha dhaqanka degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa dib u howlgelisey xafiiska socdaalka bar-xuduudeedka degmada...

Xil ka qaadis lagu sameeyay Cumar Cabdulaahi Faraweyne (Akhriso Digreeto)

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto uu soo saaray waxa uu xilka uga qaaday Gudoomiyihii gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne . Digreetada kasoo...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir