(Akhriso) Madaxweyne Deni oo Wareegto kale ku soo saaray amar culus

Madaxweynaha la doortay ee dowlad goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto  lagu joojinayo canshuur dhaaf iyo cashuur dhimis loo samayn jiray hay’adaha Maamulka iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Wareegtada oo ah tii labaad ee uu soo saaro Madaxweyne Saciid Deni tan iyo markii sgan cisho ka hor loo doortay xilka ayaa waxaa la ogeysiiyay Wasaaradda Maaliyadda, hay’addaha caalamiga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Hoos ka Akhriso wareegtada:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -