Madaxweyne Deni oo furay furay Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada Puntland (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada Puntland, waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigaanka Dowladda Mudane Axmed Cilmi...