Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Guddi uu dhawwaan magacaabay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa guddoomiyey shirka guddiga dardargelinta doorashooyinka Puntland oo yeeshay Shirkoodii ugu horeeyay.

Kulanka ayaa looga hadlay waxyaabaha hortebinta u leh dardargelinta Doorashooyinka, Iyadoo warbixin laga dhegaystay xubnaha Golaha Wasiirada ee kala duwan ee ka tirsan Guddiga.

Madaxweyne Deni iyo xubnaha uu la kulmay ayaa sidoo kale Kulankooda waxa ay ku qaabeeyeen qorsheyaasha shaqo ee lagu dadargelinayo Doorashooyinka la filayo in ay ka dhacdo Puntland.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dhawwaan magacaabay guddiga dardargelinta doorashooyinka Puntland , guddigan ayaana ka shaqeenaya hirgelinta doorashooyinka Puntland la filayo in ay ka dhacaan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Caruur labo cisho ka hor la waayey oo meydadkooda laga helay degmada Galdogob

Caydiid Ali

Itoobiya oo sheegtay in Baahi weyn u qabto Isticmaalka Dekadda Berbera (Sawirro)

Cabdi Cade

Muuse Suudi: “Burcad badeed ayaan ilaalin weynay, Burcad Batrool iskama ilaali karno”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---