Thursday, April 25, 2024

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo si kulul uga jawaabay eedeyn kaga timid C/wali Gaas

Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si carol eh uga jawaabay eedeymo kaga yimid madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Mar uu ka hadlayey Gaas...

Taliyihii Ciidamada isku-dhafka ah ee Gaalkacyo oo caawa la toogtay

Kooxo Bastoolado ku hubeysan ayaa caawa magaalada Gaalkacyo ku weeraray Taliyihii howlgaladda Ciidamada isku-dhafka ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Col. Khaliif Nuur Shiil. Taliyaha...

Guddoomiyaha & duqa cusub ee Magaalada Gaalkacyo oo la doortay

Waxaa Magaalada Gaalkacayo lagu qabtay galabta doorashadii Gudoomiyaha Golaha degaanka degmada Gaalkacayo, waxaana goob joog ka ahaa xubno ka mida golaha Wasiirada Puntland Golaha deegaanka...

Gaadiid Dagaal iyo ciidamo badan oo ka baxay Garawe oo u dhaqaaqay Laascaanood

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in caawa magaaladaasi laga diray ciidamo badan oo katirsan PSF-ta Puntland iyo...

Dibed-baxyo looga horjeedo Maamulka Puntland oo ka ka dhacay gobolka Bari (Sawirro)

Dibed-baxyo looga soo horjeedo maamulka Puntland laguna diidan yahay xariga guddiga dhismaha wadada Boosaaso ayaa ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Bari. Degaanada ay ka...

Taliyihii Nabad-sugida Puntland ee gobolka Mudug ee goor dhow toogasho lagu dilay

Taliyihii Nabad-sugida gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa caawa maqribnimadii lagu dilay woqoayiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka. Dilka Col. Aadan Xaashi Cilmi (Farey) ayaa ka...

Maleeshiyo qabsatay saldhig ciidanka Puntland ku leeyihiin Gaalkacyo (Sababta)

Maleeshiyo hubaysan oo ku hayb ah Duqii hore ee Gaalkacyo Nabadoon Yaasiin Cabdisamad ayaa la wareegtay saldhig Booliska Puntand ku leeyihiin xaafadda Siinaay ee...

C/wali Gaas oo sagootiyey Qunsul dhameystay muddo xileedkiisii shaqo (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garòowe munaasabad sagootin ah ugu sameeyey qunsulkii hore ee qunsuliyadda Itoobiya u fadhiyey...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni iyo danjire Erik Lundberg? (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay safiirka Finland ee Soomaaliya Erik Lundberg iyo wafdi uu hoggaaminayo. Waxay ka wada-hadleen xaaladda guud ee...

Madaxweyne Macron oo bedelay telfoonkiisa gaarka ah kadib weerar lagu qaaday

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron, ayaa iska bedelay telfoonkiisa gaarka ah uu mudooyinkan isticmaalayay kadib markii la shaaciyay in uu kamid noqday telfoonada madax...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs