Madaxweyne Deni oo eedeymo kulul u jeediyey shirkado ka howlgala Puntland

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag u dhaliilay Shirkadaha Korontada iyo Biyaha magaalooyinka Puntland, kuwaasoo ku eedeeyay inay faa’iido xad dhaaf ah...

(Sawirro) Fanaanka Sharma boy oo ku dhaawacmay shil gaari iyo dhimasho ka dhalatay

Gaari la sheegay iney la socdeen fanaaniin caan ah iyo dad kale ayaa la soo sheegayaa inuu shil ku galay duleedka magaalada Garoowe ee...

DEG DEG: Guddoomiye degmo oo caawa la dilay iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dabley bastoolado ku hubeysan ayaa caawa fiidnimadii dil u geystay gudoomiyihii degmada Bali-dhidin ee gobolka Bari sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Marxuum...

Puntland oo ka xumaatay qoraalkii ka soo baxay Midowga Musharaxiinta Somalia

Puntland ayaa ka carootay War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ee lagu cambaareeyey dadkii maamulka Somaliland uu kasoo masaafuriyay Magaalada Laascaanood. Wasiiru dowlaha Caddaaladda Puntland, Ilyaas...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo laga sagootiyay magaalada Garawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo gaba gabeeyay safarkii maalmaha qaatay uu ku joogay magaalada Garawe ee caasimada Puntland. Garoonka diyaaradaha magaalada...

Gudoomiyihii iscasilay ee Guddiga doorashada Puntland oo eedeymo culus u jeediyey Deni

Guuleed Saalax Barre oo dhawaan iska casilay xilkii Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland ayaa sheegay intii ay ku gudo jireen howsho doorasho ay soo wajaheen...

Madaxweyne Deni oo ka badbaaday qarax la doonayay in lagu dilo iyo khasaaro ka...

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo...

Madaxtooyada Puntland oo boggaadisay doorasho maanta ka dhacday magaalada Qardho

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa boggaadiyay hannaanka dimuqraadiyadda Puntland oo si wanaagsan u socda iyo Golaha deegaanka...

Baarlamaanka Puntland oo goordhaw diidey in ay ansixiyaan Golaha Maxkamadda Sare

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta diiday in ay ansixiyaan oo codka kalsoonida siiyaan golaha Maxkamadda sare ee Puntland, uu dhawwaan Magacaabay Madaxweyne...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeeray Wasaarado iyo xarumo kale oo Garawe kuyaalla (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Ku-xigeenkiisa Mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs