Thursday, April 18, 2024

Wasiiro iyo safiiro ka tirsan Maamulka Somaliland oo shaqada laga eryey (Akhriso)

Madaxweynaha  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-293/042019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda,...

Madaxweyne Biixi oo Qayb-galay Tukashada Salaadda Roob-doonta (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qayb-galay salaad Roob-doon ah oo maanta oo Axad ah laga...

Dayuurad dagaal oo walxo qarxa ku tuurtay degaano hoos taga Somaliland

Diyaarado dagaal oo joog hoose ku duulayay ayaa waxyaabo qarxa ku tuuray dad reer guuraa ah iyo dhul daaqsimeed ka tirsan degmada Sallaxley ee...

Madaxweyne Biixi oo qaabilay danjire Donald Yamamoto & xubno uu horkacayey (Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo safiirka dalka Maraykanka u qaabilsan  Soomaaliya, Ambassador Donald Y. Yamamoto. Kulankan...

Ajaaniib ku dhow 150 oo laga tarxiilayo Somaliland & sababta ka dambeysa

Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay degaanadeeda ka musaafurineyso tiro dhaqaatiir Ajaaniib ah oo ay sheegeen iney si sharci darro ah uga howlgallaan. Agaasimaha Guud...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Biixi & danjire Mrs. Annett Günther? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdi ka socda dalka Jarmalka oo ay hogaaminayso safiirka waddanka Jarmalka u fadhida Somalia...

Somaliland oo War kasoo saartay Malaayiin Dollar ah oo lagu leeyahay Ganacsade Axmed Cismaan Geelle

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Somaliland ayaa lagu faah faahiyay lacag malaayiin dollar oo la sheegay in Bangi laga leeyahay dalka Faraniiska uu...

Muuse Biixi oo la kulmay safiirada dalalka Midowga Yurub u fadhiya Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ballaaran oo ka kooban safiirrada Somalia u fadhiya dalalka dalalka Denmark, Switzerland, Finland,...

Lamaane Cadaan ah oo Aroos Cajiib ah ku dhigtay magaalada Hargeysa (Daawo Sawirada)

Lamaane Cadaan ah oo u dhashay dalka Canada ayaa aroos cajiib ah oo lagu saleeyay dhaqanka Soomaalida waxa ay ku dhigteen magaalada Hargeysa ee...

Muuse Biixi oo War cusub ka soo saaray wadahadalka Somalia iyo Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta fadhi wada jir ah oo labada gole ee baarlamaanku yeeshay ka jeediyay khudbad sandeedka madaxweynaha, isagoo soo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs