Saturday, April 20, 2024

Muuse Biixi oo Magacaabay Wasiiro cusub & masuuliyiin kale , Maxaabiis xirana ka farxiyey

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo saaray Digreeto uu ku magacaabayo xubno cusub oo xukuumadda iyo Hay'addaha Dawliga isugu jira. Magacyada xubnaha la magacaabay...

Madaxweyne Biixi oo daah furay Qorshe mudo shan sano ah soconaya (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay qorshaha shanta sano ee soo socota ay ku hawlgeli doonto hay’adda...

Muuse Biixi oo kulankii ugu horeeyey la qaatay danjire James Swan (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee...

Muuse Biixi oo Weerar Afka ah ku qaaday Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo caawa khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Madaxtooyada Hargeysa ayaa eedeyn xoogan usoo jeediyay Madaxweynaha Dowlada federaalka...

Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay gudigii uu Magacaabay Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Maamulka Somaliland ayaa ka soo horjeestay talaabadii uu shalay madaxweynaha Somalia ku magacaabay guddi loo xilsaaray wadahadalka Somalli iyo Somaliland. War-saxaafadeed ka soo baxay goor...

Muuse Biixi oo danjire Martinez u cadeeyey Mowqifka Somaliland ee wadahadalka Somalia (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dhawaan midawga yurub u soo magacaabay Soomaaliya Amb. Nicolás...

Sacuudiga oo dib u soo celiyey Markab xoolo ka qaaday dekeda Berbera (Sababta)

Boqortooyada Sacuudiga ayaa dekadda Magaalada Berbera ku soo celisay Markab waday xoolo Ari u badan oo gaaraya 20 kun oo Neef, kaasoo u rarnaa...

Bushaaro Muhiim ah oo ku socda Qurbo Joogta Soomaaliya ee Daafaha Dunida kunool

Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha ku nool gudaha iyo dabadaba qurbaha ee jecel barashada diinta islaamka In machadka fatxulkhayr oo ku yaal...

Golle Deegaan oo aqoonsaday Somaliland iyo Muuse Biixi oo ka hadlay

Golaha Deegaanka Ee Birmingham ee dalka Britain ayaa aqoonsaday maamulka Madax banaanida hardanka ugu jira ee Somaliland, waxaana aqoonsigan si weyn uga mahad celiyay...

Maxkamad kutaala Hargeysa oo Xukun ku riday Wariye Cabdimaalik Coldoon 

Maxkamad kutaala magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland ayaa saakay xukun adag oo xabsi ah ku riday Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo maalmihii lasoo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs