DEG DEG: Dagaal culus oo saaka waaberigii ka qarxay Magaalada Laascaanood

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood dagaal ayaa saaka waaberigii ka qarxay gudaha Magaalada gaar ahaan qeybta bari kaasoo u dhexeeya...

Suuqa xorta ah ee Aagga cashuuraha ka caaggan oo maanta xariga laga jaray (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay suuqa xorta ah ee Aagga cashuuraha ka caaggan oo laga bineeyey...

Somaliland oo ku fashilantay in ay Ruushka ku wareejiso magaalada Saylac!

Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland ayaa la sheegay in bilihii lasoo dhaafay dadaal weyn ugu jiray inuu xarun ama Saldhig Militari kasiiyo Dowlada Ruushka...

Barnaamijka Carbiska Shaqo Qaran ee Somaliland oo la Daah Furay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka carbiska dhallinta ee shaqo qaran oo kamid ah tiirarkii halbawlaha u...

Ciidamada Somaliland oo xabsi dhigay Masuul horey uga tirsanaa maamulka Puntland

Ciidamada booliiska maamulka Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ku xiray  Abuukar Cabdi Geelle oo soo noqday Gudoomiyihii gobolka Sool ee maamulka Puntland. Abuukar Geelle...

Somaliland oo dowlada Somalia ku eedeysay iney abuureyso cadaawad cusub

Maamulka Somaliland oo dowlada federaalka Somalia ku eedeeyey iney waddo dagaal iyo cadaawad ka dhan ah shacabka Somaliland iyagoo dhinaca kale baaq u dirtay...

Somaliland oo go’aan ka qaadatay ka qeyb galka caleemo saarka Axmed Madoobe

Garyaqaanka guud ee Somaliland C/samad Cumar Maal oo la hadlay warbaahinta ayaa digniin ka soo saaray ka qeyb galka caleemaha saarka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland...

Muuse Biixi oo gaaray Addis ababa & faahfaahin ku saabsan ujeedada safarkiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo wefdi uu hoggaaminayey ayaa galabta gaaray dalka Itoobiya, safarkaasoo qaadan doona maalmo kooban. Afhayeenka madaxweynaha Somaliland, Mudane Maxamuud...

Somaliland oo jawaab culus ka bixisay hadalkii ka soo yeeray Madaxweyne Deni

Maamulka Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland oo ahaa ineysan aqbali doonin natiijo kasta oo ka soo baxda...

Somaliland oo beenisay warbixinta COVID-19 ee ay baahiso dowlada Somalia

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in cudurka Covid-19 uu ku soo laba kacleeyay, dadka xanuunka laga helayaana ay sii kordhayaan maalinba maalinta ka dambeysa. Agaasimaha Wasaaradda...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs