Magaalo kutaala dalka Mareykanka oo Aqoonsatay Maamulka Somaliland

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in ay aqoonsi ku aadan Madax banaanidooda ka heleen Golaha Deegaanka Magaalada Clarkston ee dalka Maraykanka.

Somaliland ayaa sheegtay in maamulka magaalada Clarkston meel mariyeen mooshin lagu aqoonsanayo Madax banaanida maamulka Somaliland, waxa ayna Somaliland sheegtay in ay jiraan magaalooyin kale oo horey u aqoo saday maamulkooda.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -