Tuesday, March 5, 2024

Golaha Wasiirada Somaliland oo go’aano culus ka soo saaray Wadahadalka Somalia (Akhriso)

Golaha wasiirradda Maamulka Somaliland ayaa manta shir iskugu yimid kaasoo uu shir gudoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxayna dood dheer ka yeesheen arrimo la...

Col. Caare oo ciidamadiisii & hubkooda ku wareejiyey Maamulka Somaliland (Sawirro)

Col. Siciid Cawil Jaamac (Caare) oo hogaaminayey Jabhad dagaal la gashay ciidamada Somaliland ayaa Ciidamadiisii iyo hubkii ay wateen ku wareejiyey maamulka. Munaasabad kooban oo...

Deegaanada Somaliland oo laga mamnuucay in ay yimaadaan dadka ka imaanaya Yurub

Maamulka Somaliland ayaa soo saaray amar deegaanada maamulkeeda uga mamnuucayaan in ay yimaadaan dadka ka imaanaya Qaarada Yurub iyo sidoo kale Waqooyiga Ameerika. Madaxweyne kuxigeenka...

(Sawirro) Muuse Biixi oo soo gebagebeeyey tartankii ciyaaraha gobolada Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa soo gunaanaday tartanka kubbadda cagta gobollada Somaliland oo maanta lagu soo gebogabeeyey garoonka Hargeysa Stadium, kaasoo ay...

Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi iyo culimada caanka ah ee Soomaalida? (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay qaar kamid ah culimada Soomaalida ee ka qaybgalay kulan diimeedkii saddexaad ee...

Somaliland oo xukuno xabsi & ganaax ah ku riday Coldoon iyo weriyeyaal kale

Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ah weriye iyo shakhsi caan ka ah baraha bulshada ayaa lagu xukumay 2 sano oo xarig ah. Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon...

(Sawirro) Kacdoon ka dhan ah Maamulka Somaliland oo ka curtay Magaalo kale

Banaanbax ay dhigayeen dadweyne ka careysan dil ay ciidamada Somaliland u geysteen qof shacab ah ayaa ka dhacay Magaalada Ceelafweyn oo katirsan Gobolka Sanaag. Wararka...

Feysal Waraabe oo sheegay in dagaalka Laascaanood ay wadaan xulufadii Siyaad Barre

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dagaalka in ka badan 20-maalmood ka socda magaalada Laascaanood ee sababay kharaaha...

Cabdikariin Qalbi-dhagax oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Hargeysa (Daawo Sawirro)

Cabdikariin Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah saraakiisha Jabhada ONLF, dhawaana laga sii daayey xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa ayaa saaka gaaray magaalada...

Madaxtooyada Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Madaxweyne Mustaf Cagjar (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga Madaxtooyada uu Hargeysa ka dagan yahay kusoo dhaweeyay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafa Maxamed Cumar Cagjar. Mustafa...

News in English

Transitioning from a Rigid to a Flexible constitution

Shifting from a rigid parliamentary to a flexible presidential constitution is an inclusive process that is handled with careful consideration and strategic planning. This...

Xulka Allbanaadir

HINNA Jobs

HINNA as a local humanitarian organization, established in 2003 for providing humanitarian support to the vulnerable and marginalized populations in south and central Somalia, HINNA...