Dabaaldeg weyn oo lagu qabtay Hargeysa iyo Muuse Biixi oo ka qeyb galay (Sawirro)
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Xus ballaaran oo loo sameeyey Sannad-guurada 26-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska Ciidanka Somaliland.
Biixi ayaa intaanu...
(Sawirro) Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duleedka degmada Diinsoor
Wararka naga soo gaaraya degmada Diinsoor ee gobolka Baay, ayaa waxa ay sheegayaan in xubno ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay duleedka degmadaasi.
Weerar qorshaysan oo...
(Sawirro) Muuse Biixi oo sameeyey arrin uu kaga dayday Madaxda dowlad goboleedyada
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa qaaday talaabo dad badan ay ku sifeeyeen inuu kaga dayday madaxda dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowlada federaalka...
(Sawirro) Muuse Biixi oo qaabilay Orodyahanada Mo Farah & Nageeye oo gaaray Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley orodyahan Maxamed Mukhtaar Jaamac Faarax (Mo Farah) oo uu wehelinayey Orodyahan Cabdi Aadan...
(Daawo Sawirro) Muuse Biixi oo xariga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyey Laascaanood
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku joogay gobolka Sool ayaa maanta xariga ka jaray mashaariic kala duwan oo xukuumaddu ka...
Somaliland oo ka hadashay sababaha ay ciidankeeda uga saartay Laascaanod
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Ciise Keyd ayaa ka hadlay sababaha ciidanka Somaliland looga saaray magaalada Laascaanood oo maalmahan dagaalo ay ka socdeen iyo...
Madarasada Daarul Basiira online oo War galin Muhiim ah u heysa Qurbo joogta Soomaaliyeed
Madarasada Daarul Basiira online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online...
Howlihii dekeda Berbera ee Somaliland oo joogsaday & sababta ka dambeysa
Dekedda magaalada Berbera ee Somaliland ayaan maanta wax shaqo ah ka socon kadib markii ganacsatadii wax kala soo degi jiray ay joojiyeen.
Ganacsatada ayaa la...
Madaxtooyada Somaliland oo War ka soo saartay sababaha loo xiray Xildhibaan Dhakool (Akhriso)
Maamulka Somaliland ayaa faahdaahin ka bixiyey sababaha loo xiray xildhibaan Dhakool oo ka tirsan baarlamanka maamulkaas, kaasoo maalmo ka hor ay xabsiga dhigeen ciidanka...
Muuse Biixi oo kulankii ugu horeeyey la qaatay danjire James Swan (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee...